Categories
Uncategorized

Hidaha Iyo Dhaqanka Somalia

Dhamaan bulshakastaa allah waxa uu ku a buuray Degaan umad kastaana waxa ladhahaa Degaanka ay ku noshahay baa saameeyn balarankuleh marka lagasootago waqtigii ilbaxnimada iyo horaantii qarnigii 20 aad dunida waxa kudhacay isbadal bulsho mid dhaqaale iyo mid dhaqan inkastoo Qaababkii siyaasiga ahaa ee waagas jirey ay kalin kulahaayeen waxaa gaaray dunida inteda badan mahadho weey oo dhaqan burbur ah siiba Somalia maanta Qoraalkenu waa somalia dhaqankedii maxaa iska badalay, maxaase nala gudboon bulsho ahaan oon kaqabankarnaa.

Bulshadu waa dhadig(dumar) iyo labood(Rag) da’ walbaba hajireene horaantii Qarnigii 21 aad bulshadeena waxaa ku bilowday calaamado soo ifbaxay Qarnigii 20 aad kuwaas oo looheystay ilbax iyo horumar lakiinse noqotay mahadho iyo qoomamo, taas oo ay kow utahay burburkii dalka, Qurbaha iyo xeryaha Qoxootiga, Dhaqanka iyo Diintoo iskaabaa xitaa nabadbadin, Afkii oo suley waa halistii dhaqanka wiiqdey, Fisqigii iyo faaxishkii oo lagu faanayo,midabkii oo col lala noqdey, Ajanibtii oo lala xididay ,dalkii oo doof lagawadayahay iyo kuwo badan oo halakan ku soo kobi karin.

Si aan wax isaga badalno waxaan ku boorinayaa dadka bulshada hogaamiya oo ugu horeeyaan culimada, waalidiinta, madaxda, macalimiinta odayaasha dhaqanka in loo istago joojinta dabar go’a ku socda dhaqanka dad keena iyo dalka lana keeno wada shaqeen iyo qorsheyaal wax ku oola.

Waad kumahadsantahay inaa aqriso qoraalkeyga waa markii iigu horeysay oo aan soogalino qoraal noocan oo kale ah.

Categories
Uncategorized

The Journey Begins

Thanks for joining me!

Good company in a journey makes the way seem shorter. — Izaak Walton

post